Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbadii Ugu Saameynta Badnayd Ka Jeediyay Madashii munaasibada Daah-furka Diinwaangalinta Ee Gobolka Sool. Khudbaddan ayaa ahayd mid si wayn ay ula dhaceen Bulshada Reer Laascanood, aad-na u ruxday .
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Khudbadda Oo Dhameestiran .