Waa wax laga naxo ah, isla markaana laga yakhyakhsoodo, in Marwadii Alla ha u naxariistee C/Raxmaan Ducaale Gurigey ku jirtey 20 yrs 7 cisho kaga bax layidhaa , marka ay muddada ka cabatayna in 10 cisho looga dhiggo!!! Maxaa looga rarayaa ? Safaarada Itoobiya sida ay tidhi,ayaa xafiisyo ka dhiganaya !!!
Ma dowladaa Etheopia ayaa xafiis kireysanweydey? Ma guri kale oo dawladdu leedahay oo la siiyo ayaa la waayay ma Ogaadeenimo ayaa laga uriyey sidey ku dacwiyeyso Ooridu? Ogaadeen se wa ayo miyaanay Somali ahayn? Miyaanay Ooriyi dhaxdinteeda ahayn 3yrs oo dad ajanabi ah joogto ayaad jinsiyada dalkaa lagu helaaye cimrigeedii miyaaney Sland ku qaadan ? Yaaka somalilander san .
Waa dhaqan gun nimo sida Marwadan loola dhaqmay ee go’aankan cidii gaadhay ha ka noqoto.Marxuum Cabdiraxmaan Ducaalena waxa uu ka mid yahay faro kutiriska dalkan xilal ka qabtay ee hanti muuqata oon la sheegin ka tegin siddii marxuum Cigaal. Erayadaa waxkabadan oon maanta ku tageeri karaa Marwadaadii, Marxuun Cabdiraxmaanoow , Eebeheen Jannada ha inagu kulmiyo.
Ahmed Yussuf Ducaale