FAALLO:Ku Cel-celinta Wax-qabadka Dhalan-Teedka Ah Ee Xukuumadda Siilaanyo Iyo Wax-tarka Saddexdii Madaxweyne Ee Ka Horreeyay

0
33

Somaliland waa dal ay soo-mareen afar madaxweyne,kuwaaso dhamaantood mid waliiba kaaga tagay as-taamo wali taagan oo aan la hil-maam-saneyn.cabdi raxmaan Axmed cali (CABDI RAXMAAN TUUR) waxaa uu ahaa hoggaamiyihii ururkii xornimo doonka ahaa SNM kaaso aakhirkii dalka xoreeyey.waxaana uu dhalay ururkaasi qaranka maanta afar iyo labaan jirsan doona haddu alle yidhaahdo dhowaan .madaxweyne Tuur waxaa lagu doortay magaallo madax-da gobolka Tog-dheer halkaaso uu dalka qab-saday isaaggo ay ka jiraan duruufo aad uu aad-kaa kuwaaso lahaa mid dagaal iyo mid dhaqaalleba . somaliland wakhtigaas waxay ahayd dalka soo go’”ay dal-weynihii la isku odhan jirey soomaaliya, waxaana goosashaddi kadib.waxaa ay yeelatay wajiiyo qabiil kuwaaso uu daadaal badan uu sammeeyey madaxweyne (cabdi raxmaan Tuur) sidii u joojin lahaa.balse ,duruufo dhaqaalle aw-gooda waxaa aad uu ad-kaatay inuu xal badan  ka gaadho oo hello  xasilooni badan oo lagu naaloodo.madaxweyne Tuur.waxaana loogu yimmi dalkii oo wali ay ka jiraan xoogga colaado ah,laakin waxaa uu sammeeyey oo dalka u qabtay sees  iyo nadaam dawlad-nimo oo wataa ifaafaale rajo oo ay qabaan shacabka markaas dib u dhashay ee Somaliland  madaxweyne Tuur .

jhuujj

Sannadkii sagaashan iyo sadeexdi waxaa magaalada Boorama lagu qabtay shir qaran oo lo dhan yahay,kaaso lagu soo dhisaay dawladda hantida dalka oo dhan laguna soo dhiso gollayaasha qaranka somaliland oo ka kooban laba golle qaran,guurti wakiillo. Waxaa kale oo shirkaas u dhamma beelaha Somaliland oo dhan daraf ilaayo daraf.waxaana labada oo golle oo dhanni doorteen madaxweyne maxamed xaaji Ibraahin Cigaal oo heelay aq-labiyadda odayaasha asaas-ka u dhigay Somaliland. Madaxweyne Cigaal ayaa la wareegay dal aad uu kacsanaa,kana-taag-naayeen colaaddo badan waxaana magaalloyinka somalialnd markaad safarku marayso wadooyinka waxaa yaallay istabbo ay dhigteen ciidan beeloodo kuwaaso lahaa awood ay ku qaataan cashuur.

 

Madaxweyne Cigaal waxaa uu gun-tiga  u xidhay,sidii uu sammeyn lahaa Hubka dhigiis beelaha walaalaha ah ee reer Somaliland. Waxaa kale oo u asaasay ciidamo qaran kuwaaso leh direys iyo qalab ciidan oo dhamaystiran, waxaa kale oo uu bilaabay inuu sammeeyo qaadista cashuur ururinta oo ahayd mid mustawaaha uu xaadhay dariiqa dawladnimo oo ahayd mid ilaayo hadda ay si toosa uu taabbo gashay.

 

Sannaddi 19-97 waxaa hadaana shir lagu qabtay magaalada caasimadda Somaliland ee Hargeisa.kaaso mar labaad lagu cummaamaday madaxweynihii tallada hayeey ee maxamed Xaaji ibraahin Cigaal.waxaana uu hadaana qaaday talaabooyin badan kuwaaso oo dhammaantood wadaa Hir-galay

Qalinkii: Cabdicasiis Bashiir Nuur

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here