Fadeexadda Wariyeyaashii Ee Kalsan Iyo Cirro- Qalinkii: Mukhtaar Cilmi

0
63

1

asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Dalkeena somaliland wuxuu ku caana maalay dimuqraadiyadd furan oo xuduud leh mana jecla marnaba in lagu xad gudbo cid amba warbaahin toona, wax walba waxay leeyihiin xad iyo maamuus, waxaana la yaabay tv ga kalsan oo talaabo jibaysan ku qaaday laba saxafi oo ahayeen kuwii fashiliyay shirki CIRRO,FARMAAJO ee nayroobi oo aan u arko in laga danbeyay talaabadaads ee si cad u wada daawanaynay wuxuu farmaajo ku hadlay iyo beenti WADDANI ee sheegay in aanu la kulmayn cidtoona!!,kalsan tv dabada laga soo riixay si loo qurxiyo wajiga mas’uuliyiinta waddani ee shirka la galay farmaajo.  Ceeb iyo fadeexad ayuu u soo jiiday dadka iska leh ha’yaddaha madaxa bannaan ee warfaafinta Somaliland mulkiilaha iska leh telifeeshanka Kalsan, isla markaana waxa loo baahnaa in dadka isku xirfada ah ee suxufiyiintu ka dhiidhiyaan arrinta uu sameeyay murashax Cirro ee isagu isuyaqaan madaxweyne ee laakiin ahaan doonin, waayo gabi ahaanba waxa roolka xisbiga hagaa waa nusdambeedyo siyaasadda ku wada saaqiday, haddii cirro iyo kooxda xaafadiisa ku hareeraysan ee taladoodi noqotay inay risiqa hoose ee shaqada kula dagaalamaan ummad masiirkeeda kuma guulaysaan doonaan waana xaqiiq. Walee maxaa mar kale laga sheekeen waxa meeshaa inagaga soo socda hadii laga taxaderin, lagana hortagin sidii kooxdaas hoosta u faqa dalkan iyo ummadan laga badbaadin,buuba oo ku waashay khariidada dalkeena oo yidhinaya dagaal sokeeye adeer kabahaaga la carar meesha wax kuma haysidee. Waan ka xumahay waxa ku dhacay saxafiyiinta Teera iyo Bakayle. ilayn caqli xumo iyo aqoon daro waa mushkilad weyn!!.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here