“Fallaadhi Cabdiraxmaanow Gil-gilasho Kaagama Go,do Ama Madaxweyne Ku Xigeenka Gurigiisa Saar Ama Guurtida”Xildhibaan Caalin

0
56

“Fallaadhi  Cabdiraxmaanow Gil-gilasho Kaagama Go,do Ama Madaxweyne Ku Xigeenka Gurigiisa Saar Ama Guurtida”Xildhibaan Caalin

Hargeysa,(Hubaal)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin(Cabdiraxmaan Dheere), oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in aanay xilka ka xayuubinayn gudoomiyahoodda balse ay waydiinayaan xeer sharci ah.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Warbaahinta la hadlay  ayaa sheegay  in gudoomiyaha looga fadhiyo inuu sidii lagu ansixiyay Guurtida ugu gudbiyo xeerka Diwaangalinta, kana reebo qodobo uu ku daray…FADLAN GUJI SAWIRKA HOOSE OO AKHRISO WARKA OO FAAHFAAHSAN

cabdiraxmaan-cismaan-caalin-2

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here