HUBAAL TV: DAAWO Ereyada Heestan Tookha ah Waxa Curiyey Qurbe-jooge reer Burco Ah Oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdillaahi Maxamuud (Axda), Hal-ku-dheggna Waxa uu Uga Dhigay “Mar Kale Aan Ku Dooranee, Daryeel Somaliland”
Fanaannada Hodan Cabdiraxmaan-dheere Oo Ku Luuqaynaysa Midhaha Hees Cusub Oo Si Weyn Loogu Ammaanayo Madaxweyne Sillaanyo
Photo File: Muuqaalka Abwaanka Heestan Cusub curiyey, Waa Qurbe-jooge reer Burco Ah Oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdillaahi Maxamuud (Axda)
HALKAN KA DAAWO WARAYSI Hore Loola Yeeshay Abwaanka Heestan Madaxweyne Siilaanyo Lagu Ammaanayo Curiyey… WAraysigan Waxa Muddo Hore La Yeeshay Weriye Cali Seenyo, Waxaanu Kaga WArramayaa Abwaanku Shakhsiyadiisa Fanneed iyo Taariikhdiisaba