“Farmaajo Iyo Cabdiwali Gaas Iyagii baa Qaawan Oo Gaajoonaya, Beesha Caalamkuna Somaliland gaar bay ula macaamishaa….” Faysal Cali Waraabe

0
14

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa luuqad adag kula hadlay dawladda Soomaaliya iyo maamul gobolleedyadeeda waxaanu sheegay in Somaliland ay si gaar beesha caalamka ula macaamisho.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here