W/Q: Dr Buux Ibraahin Aadan, Fayo-dhawre madax bannaan
Iyadoo mas’uuliyad culus inaga saaran tahay in aynu waqti kasta heegan u ahaano fayaqabka bulshadeena. Iyadoo qashinku yahay waxyaabaha haduu bato ama si fiican loo basrin uu ka dhalan karo cuduuro waxyeeleya caafimaad qabka bulshadeena Iyadoo hada lagu jiro waqti xili roobad oo loo baahan yahay in la dardar galiyo howlaha shaqo ee nadaafada caasimada Hargeysa.
Inkastoo howlaha naadafada caasimada ay u xil saran yahiin shirkado private ah oo u ka masuul ah howlaha maaraynta qashinka caasimada, Iyadoo loo baahanyahay in bulshada lagu tababaro howlaha nadaafada sida waqtiyada xili roobadka oo ah munaasib In la iclaamiyo maalin olole nadaafadeed ah
Ugu dambayn moyor into qashinku inoo dhaw yahay ayuu cudurkuna inoo dhaw yahay waxa loo bahan yahay in aan kugu so gudbiyey talo bixintaydan olole nadaafaeed waqtiga xili roobadka.
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannan
buux02010@gmail.com