Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali waraabe ayaa masuuliyiinta xisbiga Kulmiye u soo jeediyey inay raacaan xeerarka xisbiga waa sida uu sheegaye si ay meesha uga baxdo khilaaf iyo isqabqabsi oo sii socda
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Faysal Cali Waraabe Oo Masuuliyiinta Xisbul-Xaakimka KULMIYE Usoo Jeediyey Inay Raacaan Xeerarka...