Sida ka muuqata qoraalka sare waa kalmad iftiiminayasa inay tahay weedh ay adhi jirtu u adeegsato u garqaadka adhiga maadaama aan dad iyo xoolo laga maarmayn in loo cadaalad falo ,iyada oo taa ka duulaysa adhi jirtu ayey kalmadan u soo qaateen oo ay ugu kala garqaadeen riyo islaayayay oo ku tiraabtay naa garooy garo daa adna giirooy gardarada daa ,imika waxaa ka dhigan sidaa siyaasiyiinta Soomaaliland oo dadwaynaha ku dhaga barjeeyay waxaan sakaaro kabiiqsan waxaanan leenahay Saleebaanow gardarada daa waar adna Cirooy Faysal daa waa garqaadka siyaasadeed ee Toddobaadkan Waxaanay kala barteen dadwaynaha soomaaliland cida gardarada le waxaana ceeba in laysku adeegsado hub kasta oo la rido oo dadwayanaha ka sugaya adeega habeen walba lagu hor yoo-yootamo waaceeb laakiin shaw ceebtaba cidaan aqoon maba taqaan,waxaana xaaraan ah in afkii shalay ayku ooyi jireen qoladan KULMIYE ay hadana maanta ula tagaan xisbiyada mucaaradka ah.
Tuwalba isa saarayoo wali laba isma saarin wali laba togoogood isma saarin imika waxaa taa ka dhigan gudoomiyaha golaha guurtida Soomaaliland Saleebaan Gaal oo cadaaladii Soomaalilnd iyo dastuurkii dalka intuu dhinac isaga riixay qaaday wadadii Gar-adag waayo taasi waxaa cadaynaya ceebta uu la tiigsaday gudoomiyaha golha wakiilada Soomaaliland oo uu dusha ceeb u saaray waxaanu ka qaybqaatay hurinta khilaafka siyaasiga ah ee ka taagan Soomaaliland Waxaanay ahayd hadii waxceeb ahi ayku jiraan qodobada la ansixiyay inuu si asluuble ugu gudbiyo golaha ee may ahayn inuu ibriiq ku adimo .
Waxaagaariye lagahayay ninka silic dilyeeyaw waxaa socota taariikhe waxaa saleebaan uu dhabarka usaaray inaadeerkii oo siyaasad laysku hayaa waxaa qori taariikh barigii madaxwaynaha uuka ahaa dalka maxamad x ibraahin cigaal ayaa waxaa isna ahaa gudoomiyaha golaha guurtida soomaalilnad kh ibraahin sh yuusuf sh madar ,umada soomaaliland way ogayd inaanu marqudha ku raacin gardaro cigaal ,maanta isla doonasho ilaah waxaa wadfa fadhiya labadii kursi ee dalka ugu sareeyay laba nin oo sidaasookale ilmaadeer u ah halka ay waxmarinayaana waala arkayaa oo waata saleebaanaw soo celida maraysa ,
Hadal iyo dhamaan saedx aan isgayin soomaaliland idinka yeelimayso madaxwayne ha madaxwayne ku xigeenka gudoomiye ku sheega kulmiye iyo gudoomiyaha guurtida yaa marba qofka ay soomaaliland doonaan isugu tagaya oolacag iyo xoogba u isticmaalaya waafilim lasoo daawaday dhako kale keena shacabka soomaaliland na wuu idinbartaye waxaakaliya eelaydinka sugaa waa hadiilaydunkuba soo gaadho xilwareejin quruxbadan oo aad sii diyaarisaan shacabka soomaalilandna waxaan leeyahay fartii aan dhexda ka qaniinay hada ayaynu ku aarsanayanaaye ayaan waxkale idin marin
Qalinkii AA,CIIDLE hargaysa soomaaliland