“Gobalada Awdal Iyo Salal Ka Dhicimayso Doorasho Hadaanan Tirada Xubnaha Ee Wakiilada La Kordhin”DAAWO Xildhibaan Mahdi Gees Oo Ammuuro Badan Ka Waramay

0
25

Miisaaniyada Xafiisyada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa waxa ka warbixiyay Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar Mahdi Gees waxana uu sheegay in uu wasiirka Maaliyadu hoos geeyay Xafiiska Wasiir Xirsi, waxana uu markale ka digay doorashooyinka soo socda in aanay ogolaanayn hadaanan la kordhin tirada xubnaha uu gobaladani galbeedku kuleeyihiin golaha wakiilada iyo arimo kale.

mahdi gees

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here