Golaha Guurtida Oo Xukuumadda Ku Taageeray Fulinta Xukunada Qisaasta Ah

0
27

DAAWO: Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku taageeray talaabadii ay Xukuumada S/land ku fulisay xukuno qisaas ah oo hore ugu dhacay dad gaystay falal dil ah,ka dib markii ay eheladii dibbanayaashu dalbadeen in loo fuliyo qisaastii ay xaqqa u lahayeen.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here