Golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay muranka maalmihii u danbeeyay ka taagnaa buuraha gobolka Saaxil oo la sheegay in khayraadkii buuraha loo gacan geliyay shaqsiyaad gaar ah.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhashay Buuraha Berbera