Golaha Wakiillada Somaliland Oo ka Dooday Xeerka Doorashada Maayarada Dalka

0
111

Hargaysa (Hubaal):- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo uu Shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax waxay Dood adag ka yeesheen xeerka Doorashada Maayarada iyo Ku-xigeenadooda.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here