Golaha Wakiillada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida La Dagaalanka Musuq-maasuqa Iyo Hantidhawrka

0
83

Hargaysa(Hubaal)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la qatay Gudida la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Hanti dhawrka Guud ee Qaranka,Sidoo kale waxay warbixin ka dhagaysteen Guddida daba galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here