Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magacyada Xubnaha Liiskan Kusoo Baxay

0
39

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa ku dhawaaqay magacyada xubnaha golihiisa wasiirada.

Ra’isal wasaare Khayre, waxa madaxweyne Farmaajo u magacaabay xilka ra’isal wasaarenimo 23 February waxaanu helay taageerada xildhibaannada laba aqal oo aqlabiyad ku ansixiyey.

xasan cali kheyre raysal wasaaraha soomaaliya

Liiska wasiirada

Wasiiradda magacyadooda la shaaciyey ayaa tiradoodu tahay 26 oo shan xubnood (5) oo ka mid ahi yihiin haween. Liiska magacyada uu ra’isal wasaare Xasan Cabdi Khayre magacaabay oo aanay ku jirin wasiiru dawlayaasha iyo wasiir ku xigeennadu waxa uu u qornaa sidatan:

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen.

2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta

3- Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha

4- Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga

5- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda

6- Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta

7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka

8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta ,Maalgeshiga

9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda

10- Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

11- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta

12- Xildhibaan Sh.Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola

13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh. Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska

15- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka

16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta

17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha

18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha

19- Dr Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada

20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda

21- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga

22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta

23- Avv. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada

24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

25- Xildhibaan Saalim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha

26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka gargaarka

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here