Wasiir Xirsi Seddex Bilood Oo Keliya Uun Qoraalka Soomaaliga Baro!!…Gorfeyn: Waxaa wax ka qoray Qoraa Abdinasser Axmed Ibrahim
Rabbow eex ma tiraabine aqoon ha igu cadaabin (AHN) Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, goor kasta haddalkayga waan ku bilaabaa “ tix iyo tiraab midna kuma sheegin in Af-soomaaligaygu dhammaystiran yahay, waxaan ahay nin wax badani qabyo ka yihiin isla-markaana og, diyaarna u ah in la saxo”. GUJI SAWIRKA HOOSE ee Qoraaga oo Ka bogo Qaabka ay U dhigan tahay Qoraal Uu Wasiir Xirsi Qoray Saddex Bilood Ka Hor