GUDAHA KA ALHRI: Eng. Cali Xoorxoor Oo Asaraar ku Tilmaamay War laga Baahiyey Isaga Oo Ku saabsan Dekedda Berbera iyo Shirkadda Lagu wareejiyey ee DP World

0
47

Hargeysa (Hubaal)- Maareeyaha Guud ee Dekeda Caalamiga ah ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) Ayaa Beeniyey Warar La Faafiyey Oo Aan Sal iyo Raad Toona Lahayn Oo Kusaabsan. Waxaanu Arintaasi Kaga HadlayIMG_5FEF93-CEC44C-0771DD-A4D45F-35965B-34FDB3 War Saxaafadeed Kooban Oo Kasoo Baxay Xafiiskiisa xalay, Waxaanu Yidhi
“Halkan Waxaan Idiinku Cadeynyaa in aanu jirin war iga soo baxay oo kusaabsan in Shirkad Tartan Kula Jirta Shirkada Dubai Ports World ee Heshiiska iyo Wadahadalada Kusaabsan Dekeda Berbera ay La Leh Xukuumada Somaliland, Waxaanan Cadeynayaa In uu Warkaasi Been abuur yahay oo aanay waxba ka jirin. Saxaafada Madaxa banaan Waxaan ku Boorinayaa inay ka dheeraadaan Wararka Been Abuurka ah, Bulshada Wararka Xaqiiqdaa ku dhisan u gudiyaan”.
Maareeyaha Guud ee Dekeda Berbera
Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here