GUDAHA KA DAALACO: Guddida Fulinta Ee Ururka SSE Oo Soo Bandhigay Muuqaallo Iyo Dhukumentiyo Dhabar-jab Ku Ah Qarannimada Somaliland Oo Ku Saabsan Shirkii Wasiirka Wershaduhu Kaga Qayb Galay Denmark+Dhukumentiyo

0
37

Ururka Somaliland Society In Europe [SSE] Oo Cambaareeyey Shirkii  Wasiirka Wershadahu Kaga Qayb Galay Denmark+Soona Bandhigay Muuqaallo Iyo Dhukumentiyo Qarsoon Oo Dhabar-jab Ku Ah Qarannimada

Ururka Somaliland Society In Europe [SSE] Oo Cambaareeyey Shirkii Ay Somaliland Kaga Qayb Gashay Dalka Denmark, Wasiirka Wershadahana Ku Eedeeyey In Uu Khiyaamo Qaran Ku Kacay  

 

Saafarkii    dhaawacay     qadiyada   Somaliland  waxa  ka  qayb  galay   wasiir   Shucayb  iyo   xoghayiisa  gaarka   M.  Jamac   Khayre.     waxaana  mashruuc  diyaariyey   wasiirka  arimaha  debeda    M.  Biixi   Yoonis

Hadaanu   nahay   ururka    SSE  waxaanu  cadaynayna    in   Somaliland    si  toosa  uga  qayb  gashay   shirkii   ay    la   wadaagtey    Dawlada   soomaaliya  iyo  maamulka  Puntland   ee   ay  dhamaatood  si   wada  jira   ula  kul  meen    hay,adaha  dawlada  Denmark   iyo  qurba  jooga   soomaaliya waxayna    somaliland  ,  soomaaliya  iyo  Puntland    iyaga     oo   wada   socda   horfadhiisteen

maalin  taariikhdu  aheyd    9/10/2015  Ministry Foreign affairs of Denmark  ,  Danida   ,  iyo  Hayada,ada    calaamiga  ah  IFU  –-http://www.ifu.dk/en

Sidoo  kale   sida    aa  ku  arki  doontaan   Video-ga   waxay   Somaliland    ,  soomaliya   iyo  si  wada  jira  uga  qayb    galeen    10/10/  2015  shirkii  ay    la   qaateen    qurba  joogta   soomaaliya   ee  Denmark

waxa   kale   oo  xusuus   mudan    masuulka  labaad   reer  soamaliland   ee wasiir  shuceyb  ku  weheliya     safarkan    dhaawaycay  qadiyada  Somaliland  ee   dhagareysan  uu  yahay      Maxamuud    Jaamac  Khayre   oo   sarkaal  ka  tirsan  wasarada  warshadaha    waana  la  taliyaha   iyo  xoghaya  gaarka  ah

ee  wasiir  Shucayb  waana    maxkaxda  hagaysa    wasiir  Shucayb    waxuuna  qudbad   ka  jeediyey  wasaarada   arimahada  debeda  Denmark   iyo  kulankii     Hay,ada   IFU    9/10/2015

Maxamuud    Jamac   Khayre     waa  masuulka   Vedo-ga   Holland     dhinaca  midig   ka  fadhiya  wasiir  shuceyb   ee  sita  shaadhk  iyo  tayga  cas     isla  iyo  markaana  bidaarta  leh    sidoo  kalana

shirka  qurba  jooga  soomaaliya   ee  Koobenhagen    fadhiya  ee  shaadhka  cas  sita   isla  iyo  markaana  faladh  casi  dul  sudhantahay   waana    masuulka  matalaya   soomaaliland

Gudida   fulinta   SSE

Denmark    Copenhagen


Ka Qayb galayaashii Shirka Denmark

Spark.jpga
Spark

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here