GUDAHA KA Daallaco:Bayaan Qaranimada JSL U Hiilinaya Oo Beesha Cali Khaliif  Kasoo Jeedaa  Kasoo Saareen GAROOWE, Kuna Qaadaceen Qoddobadii Kasoo Baxay  Shirkii SAAX-DHEER+ Shakhsi Siyaasadda Reerka Wakiil U Ah Oo Ay Shaaciyeen

0
28

Garoowe (Hubaal) Kulan Ay Maanta Ku yeesheen magaalada Garoowe Issimada, waxgaradka, Siyaasiinta , Ganacsatada iyo Xubno ka tirsan Qurbo joogta beesha Ugaadh-yahan dhulbahante ayaa waxay kasoo saareen baaq ay ku cadeynayaan inaan loo dhamayn shirarka iyo doorashada  maammulka Khaatumo ee todobaadyo ka hor lagu qabtay Tuulada Saaxdheer ee Gobolka Sool.

grweBayaanka kasoo baxay beesha ayaa ka koobnaa ilaa saddex qodob waxaana ka mid ahaa qodobada lagu xusay bayaanka beesha magacaabista xubin u matalaysa siyaasada gudaha iyo dibada afka beelaha ugaadhyahan-na ku hadlaya  oo la isla gartey inuu noqdo Dr-Abdulaahi Xasan Maxamud (Spanish).

Sidoo kale bayaanka beesha Ugaadh-yahan  kasoo saareen Garowe ayaa loogu baaqay beel-weynta dhulbahante inay si deg dega isugu yimaadaan shir looga wada hadlayo wixii la kala tabanayo.

Hadaba hoos ka akhriso bayaanka kasoo baxay Beesha.

bayan-garowe

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here