GUDDAHA KA AKHRI: Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliiska Gabiley Oo Toogasho Ku Dilay Nin Maxbuus Ah

0
27

Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliiska Gabiley Oo Toogasho Ku Dilay Nin Maxbuus Ah

Nin ahaa maxbuus ku jiray xabsiga magaaladda Gabiley ayaa maanta waxa toogasho ku dilay askari ka tirsan ciidanka boliiska Gabiley
marxuumkan oo magciisa la yidhaa Mukhtaar Xasan Barre ayaa la sheegay markii uu falkani dhacaayay in laga soo celiyay maxkamada degmada Gabiley.
marxuumkan deegaan ahaan ka soo jeeda Gabiley ayaa hadda waxa uu meydkiisu uu yaalaa cusbitaalka magaalada Gabiley.
ilaa hadda lama hayo warar intaa dheer oo ka soo baxay xukuumaddaBreaking_news

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here