Dhamaan asxaabtaaso kala jooga wadanka gudihiisa,waxay tahniyadda meher wacan u dirayaan, lamaanaha is calmaday,boqorka iyo boqoradda kHadar maxamed Cumar(khaddar gaagaale) iyo marwo Hinda cabdilaahi Raagee,oo meherkoodu ka qabsoomey Huteel hadhwanaag.waxaanay ilaahay uga baryaayan inuu ka dhigoo kuwii aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo kala heellana aw-laad salix ah
Deeq Cabdilaah Xaashi ,Deeq sigad.
Cabdi risaaq cabdilaahi xaashi
Maxamed cabdlaahi xaashi.
Suldaan cabdilaahi xaashi.
Cabdi fatax shanbadhiidho.
Khaddar cabdi saxid.
Jamaca Jiir.
Xamse saxardiid
rashiid bullo.
Dhamaan asxaabtaaso kala jooga wadanka gudihiisa,waxay tahniyadda meher wacan u dirayaan, lamaanaha is calmaday,boqorka iyo boqoradda kHadar maxamed Cumar(khaddar gaagaale) iyo marwo Hinda cabdilaahi Raagee,oo meherkoodu ka qabsoomey Huteel hadhwanaag.waxaanay ilaahay uga baryaayan inuu ka dhigoo kuwii aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo kala heellana aw-laad salix ah
Aamiin…………….. Aamiin…………….. Aamiin……………..