Baaqa Ay Soo Saareen Qurba-joogta Beesha Axmed Faarax BICIIDE ayaa u dhignaa sidan:
Haddii aanu nahay qurba joogta beesha iyo aqoonyahanadda waxaanu beelwaynta axmed farax biciide ugu baaqaynaa in loo baahan yahay shir ay qabsato beesh inta aanu sanadkani dhammaan insha alaahu daruurina yahay lagama maarmaana yahay maadaaama aanay beeshu muddo dheer isagu iman shir loo dhan yahay haddaba waxaanu ka codsanaynaa cidkasta oo beesha ka mid in ay xilwayn iska saaraan shirka aanu ugu magacdarnay(TALO IYO TURXAAN BIXIN)(TT)
- saleebaan yaasiin barre
2.Maxamuud Raage Ibrahim
- Eng Jaamac Raage Ibrahim
- cali nuur ismaaciil xuseen
- Axmed Yuusuf Ducaale (Boos)
- Siciid Awcali Warsame
- Jaamac Maxamed Yuusuf Fidhim
- Jaamac Yaasiin Bare
- Siciid Saleebaan Alaale
10.cabdi salaam Ayaanle dayax weerar
- C/llaahi Saleebaan Alaale
- Muuse Cabdi Ayax
- Maxamuud Saleebaan Faahiye Mire
14.cali xirsi cali
- Dr Cabdi Cabdullahi Dayax Weerar
- Cabdi Macalin Muuse
- C/raxman Axmed Jabane
- c/raxmaan xuseen jaamac (jamadami)
- Cabdi Xakiim X. Yuusuf Caamir
- Xasan Ayaanle Dayaxweerar
- Cabdi Saleebaan Bare
22.ciise cawed yare
- Maxamed Faarax Ciise
24.cawil axmed carab
Wa bilaahi tawfiiq