Guddida Horumarinta Sacad Muuse Oo Baaq Taageero ah U Diray Laba Beelood Oo Wada Dega Degaano Kamid ah Dawlad degaanka Somalida Itoobiya

0
44

Baaq Taageero ah Oo Guddida Horumarinta Sacad Muuse Ee HOODAALE U Dirayso Laba Beelood Oo Wada Degan

GHH (1)Guddiga Horumanrinta Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse waxa uu hambalyo u dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee bariga Dawlad Degaanka Somalida ee  Itoobia wada degan ee kazoo kala jeeda deegaanada Xarshin iyo Dhagaxbuur oo khilaafkii ka dhexeeyey wada hadal iyo is-afgarad ku soo af-jaray. Guddigu waxa ay ku faraxday kuna diirsatay heshiiska beelahani ay khilaafkoodii ku xaliyeen.  Ilaahay  waxa aan ka baryeynaa in uu ka yeelo kuwii nabad iyo caano kuwada noolaada. Aamiin. Aamiin. Aamiin

 

Xoghaya Guddiga Hurumarinta Hoodaale

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here