Guddida Ictiraaf-Raadinta Somaliland Ee Cardiff Oo Bilaabay Wejiga Labaad Ee Ictiraaf-Raadinta

0
32

Guddida Ictiraaf-Raadinta Somaliland Ee Cardiff Oo Bilaabay Wejigii Labaad Ee Ictiraaf-Raadinta

Cardiff (Hubaal) Guddida ictiraaf raadinta Somaliland ee jaaliyadda Cardiff, ayaa bilaabay wejigii labaad ee hawlaha ictiraaf raadinta jamhuuriyadda Somaliland, halkaas oo maanta kulan gaar ah ay la yeesheen wasiirka caafimaadka (Mr Vaughan) ee dawlada waleshka,kaas oo ka dhacay xarunta Walsh assemply-ga.photo(1)

kulankan oo lagaga wada hadlayay sidii qadiyadda Somaliland si dhakhso ah  loogu horgayn lahaa baarlamaanka walshka, ayaa ugu dambayn kusoo gabagaboobay jawi is afgarad iyo isfahan fiican leh, oo labada dhinac isla qaateen.

Arrintan oo noqon doonta halkii ugu sarraysay ee ay gaadhaan jaaliyadda Somaliland ee carigga boqortooyada (UK)

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here