Hargeysa (Hubaal) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay Caqabadaha Sharci ee keenaya in Qabsoomid la’aanta Doorashooyinka Guurtida iyo Wakiillada JSL. Guddoomiye Saleebaan oo shalay ka hadlayey Fadhigii Golaha Guurtida oo ah Kala-fadhi ku soo beegmay doorashadii Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii November, 2017-ka, ayaa faahfaahiyey caqabadaha dhanka sharciga ee jira.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Caqabadaha Sharci Ee Hor-taagan Doorashooyinka Labada aqal...