Guddoomiyaha Guurtida Oo Magacaabay Xoghayaha Cusub Ee Golaha

0
30

Hargeysa(Hubaal) – Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magacaabay xoghayaha golaha guurtida kadib markii xoghayihii hore mr Cabdillaahi-dheere loo magacaabay  wasaaradda waxbarashada Somaliland.

Guddoomiyaha guurtida Somaliland ayaa xoghayaha guurtida u magacaabay Cabdinaasir Aadan Beegsi oo lagu sheegay inuu yahay masuul aqoon u leh xilka loo magacaabay ee guurtida.IMG_0239

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here