Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horeysay ka hadalay heshiiska ay wada galeen xukuumada Somaliland iyo mamulka khaatumo waxa aan ku tilmamay in aanu heshiis ahayn balse uu yahay soo jeedin.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Guddoomiyaha Guurtida Oo Sheegay in aannu Jirin Heshiis Dhex-maray Khaatumo iyo Somaliland