Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa ka hadlay xadhig uu sheegay in wasiir ku-xigeenka wasaaradda xanaanada xoolaha uu kula kacay laba wariye oo ka kala hawlgala telefiishenada Kalsan iyo Somnews ee gobolka saaxil.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Xadhig Uu Sheegay In Wasiir Xukuumadda Ka...