Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID, Faysal Cali-waraabe ayaa sheegay inuu la kulmay madaxweynaha xalay, isla markaana ay kawada hadleen xaaladihii u dambeeyay. Guddoomiyaha oo goor saacadihii dambe ee xalay waraysi siiyay Bulsho Tv isagoo gurigiisa ku sugan, ayaa waxa uu ka warbixiyey waxa uu kusoo dhammaaday kulankaasi isaga iyo madaxweynaha dhexmaray.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Guddoomiyaha UCID Oo Ka Waramay Kulan Xalay uu La Yeeshay Madaxweyne Biixi...