Guddoomiye Saleebaan Oo Fadhigii Golaha Guurtida Ee Maanta Ka Sheegay In Guddi Loo Saari Doono Muddo Kordhinta Xukuumadda Siilaanyo

0
18

Fadhigii maanta ee golaha guurtida Somaliland ee uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa hadal uu guddoomiyuhu ka jeediyay waxa uu ku sheegay in horaanta toddobaadka dambe guddi loo saaray muddo kordhinta xukuumadda madaxweyne Siilaanyo,waxaana uu sheegay in golahu uu qaadan doono go’aan maslaxad u ah xukuumadda iyo xisbiyada tartamaya.

Halkan Ka Daawo Kulankii Maanta oo guddoomiye Saleebaan sheegay in golahu guddi u saarayo muddo kordhinta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here