Guddoomiyihii Gobalka Hawd Ee Xisbiga Kulmiye Md Xassan Digaale Xussen ayaa waxaa uu goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay xilkii uu u hayey xisbiga Kulmiye .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay iyada oo ay hawshii xisbigu socon weyday, islamarkaana xisbigu tahli kari waayay inuu hal xafiis ka furto Baligubadle sidii loo magacaabey