Gudida Diwaangalinta Ururrada Siyaasada Somaliland Oo Amar Deg Deg Ah Ku Soo Rogtey Labada Garab Ee Xisbiga UCID

0
46

Gudida Diwaan galinta ururada iyo asxaabta Qaranka Somaliland ayaa waxay digniin u direen garabyada isku haya xisbiga Ucid.

Gudoomiyaha gudidaasi C/risaaq Ciyaale oo warbaahint magaalada Hargeysa kula hadlay waxa uu sheegay in aanay sharci ahayn qabashada labada shire e ay ku kala dhawaaqeen labada garab ee ay kala hogaaminayaan gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxwayne ee xisbigaasi Jamaal Cali Xusseen

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here