Hargeysa-(Hubaal)- Gudoomiyaha maxkamada racfaanka gobolka Awdal mud.Idiris Faarax Muuse ayaa shaaciyay inuu xilkii gudoomiyenimo iska casilay
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka Gobolka Awdal ayaa si kooban uga hadlay iscasilaadiisa waxana uu ku sababeeyay wada shaqayn la,aan dhexmartay isaga iyo bahda Garsoorka.
Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ayaa la filayaa in uu Bari si rasmiya saxaafada ula hadlo si uu faahfaahin uga bixiyo iscasiladiisa
Si kastaba ha ahaatee Gudoomiye Idiris ayaa xilka gudoomiyenimo haya waqti sanad ku siman
Gudoomiye Idiris Oo Khadka telefanka ugu waramay wariye ka tirsan somalinews TV
halkan Ka Dhugo Warka