Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID Cali guray, oo ka warbixinayey kulan ay maanta wada-yeesheen Madasha Wada-tashiga iyo Asxaabta Siyaasaddu, ayaa sheegay inay dhisayaan Golleyaal madaxbanaan oo Sharciyada dalka dabaqa.
Wuxuu sheegay inay wada qaban doonaan Shir wada-tashi oo ayaaha qaranka looga tashado.