Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee ay hotelka Crown ku qabteen Madaxdhaqmeedka, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka beelaha Subeer Awal, kaas oo ka dayriyey xaalada ay Somaliland wakhtigan ku jirto. Mr Gaboobe waxa uu Golaha Guurtida Somaliland uga digay inay xukuumadda Siilaanyo u kordhiyaan, taas oo uu ku tilmaamay in wixii cawaaqib-xumo ah ee ka dhasha inay iyagu masuul ka noqon doonaan.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Guurtida Waxa La Gudboon Inay Ixtiraamaan Oo Ay Xaq-Dhawraan Rabitaanka Shacbiga Somaliland”...