Commossioner Yuusuf M Abdi Raage oo Sharraxay Qorshe ay Xukuumadda Somaliland dib ugu eegayso tayada waxbarashada Jaamacaddaha
Hargeysa (Hubaal/VOA)- Gudidda Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bilaabay qiimeynta Jaamacadaha Somaliland, waxayna sheegeen in ujeedada laga leeyahay dib u eegistan ay tahay sidii loo tayeyn lahaa waxbarashada.
Commossioner Yuusuf Maxamed Cabdi Raage oo ka mid ah gudidda Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa arrintan uga warramay wariyaha VOA-da ee magaalada Hargeisa Khadar Maxamed Cakule.
Halkan ka dhegeyso