“Hadii Sababo Cad ay Dib-Ugu-Dhacaan Doorashooyinka Somaliland, Ma Arko Sabab Dalalka Yurub Uga Muujiyaan Diidmo..”

0
30

charles-tannock-e1364279413639

“Wada xaajoodka Hargeysa iyo Muqdisho waa fursadii u dambaysay ee midnimo dhexmarta, ka hor intaan aqoonsiga loo dhaqaaqin..”Mr. Charles Tannock, Xildhibaan Baarlamaanka Yurub.

Brussels-(Hubaal)- Mr. Charles Tannock, ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan nidaamada Dimoqraadigu aqbalaan dib u dhiga doorashooyinka, wakhtiyada masiibooyinka dabiiciga, hadii sababo cad dib u dhigaan doorashooyinka Somaliland, ma arko sabab wadamadda Yurub uga muujiyaan diidmo.

Mr. Tannock oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Yurub, si weyna ugu ololeeya qadiyada madaxbanaanida ayaa sheegay in xisbiyada kala duwan  ee xildhibaanada taageera Somaliland way ka haystaan taageero xisbiyada kala duwan, keliya su’aashu waa intee!

Halkan Guji Si aad u khrisato Wareysigan oo Dhamaystiran

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here