Hal-abuur Da’yar oo Sannad ka dib Saaxiibkii uga garaabay Suugaan uu ku dhaliilay Xukuumadda Siilaanyo iyo Gabay uu ugu jawaabay‏

0
74

Gabaygan oo loogu wan-qalay DOOBIR, waxa curiyey Hal-abuur Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shiine CigeBaar. Waxa uu gabaygiisani jawaab u yahay Gabay la magac-baxay GASHI oo sannad ka hor uu tiriyey Hal-abuur da’diisa ah oo ay saaxiib yihiin laguna magacaabo Axmed Yuusuf Cali oo gabaygiisaas ku dhaliilay nidaamka hoggaamineed ee madaxweyne Siilaanyo.

Si Aad uga  bogato Gabaygan oo dhamaystiran fadlan guji sawirka hoose

ImageProxy

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here