HALAKNA KA DHAGEYSO: Wasiir Cukuse Oo Kulan Uu La Qaatay Masuuliyiinta Madbacadaha Dalka Ku Wargeliyay Xeer Ay Ku wada Shaqeyn Doonaan Sannadka Soo Socda Ee 2015-ka

0
28

Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa mulkiilayaasha madbacadaha dalka, waxaana masuuliyiinta madbacadaha wax daabaca uu wasiirku faray inaan loo daabici Karin cida aan sharci u sidan.

Kulankan ayaa wasiirku waxa uu u gudbiyay mulkiilayaasaha madbacadaha xeer ay ku wada shaqeyn doonaan wasaarada warfaafinta mudada 2014-ka ilaa 2015-ka

Hadaba halkan ka dhageyso hadalka wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta

wasiirka-warfaafinta-cukuse

HALKAN GUJI OO KU DHAGEYSO MOBILEKAAGA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here