Qaybtii Koowaad Ee Qormadan aan ku socodsiiyey Wasiirrada waxa aan kaga hadlay cabaasho ay qabaan,ardaydii dhowaan kasoo qalin jabisay dalka aynu jaarka, nahay ee ithiopai. Waxaana aannu soo gudbiney tabasho iyo eex ar-xan darro ah oo ay ku kaceen qaarka mid ah shaqaalaha wasaaradda waxbarashada,iyaddoo aanay wax war ah ka hayn wasiirka wasaaradda waxbarashadda marwoSamsam Cabdi Aadan.
Guriga FAALLOOYIN HALKAN KA A KHRI: War-qad Furan Oo Ku Socota Wasiirrada Wasaaradda Waxbarashada...