Waxaa dhawaan la soo saaray magaalooyinka laga helo hablaha Soomaalida ah ee ugu quruxda badan.
Warbixntan ayaa waxaa dhawaan soo saaray khubaro ku taqasustay dhanka Hablaha Soomaaliyeed kuwaas oo mar walba daraaseyn ku sameya sidii loo heli lahaa Hablo Soomaliyeed oo wanagsan oo waliba dhan kasta ku wanagsan.
Qiimaynta dalalka iyo magaalooyinka ay hablahaasi joogaana waa sidan:
1: Hargeysa caasimada Somaliland
2: Marka Magala Madaxda Gobolka Sh/Hoose
3: Jabuuti caasimada Djouti
4: Baraawe
5: Mogdisho Caasimada Soomaliya
6: Garoowe caasimada M/G/ Puntland
7: Boorama Caasimada Gobolka Awdal Somaliland