“Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, Waxaa Loo magacaabay in Xubnaha hoos ku qoran” warsaxaafadeed Kulmiye
warsaxaafadeed ka kooban laba nuqul, isla markaasina uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa xubno loogu magacaabay guddiyada Fulinta ee xisbiga Kulmiye ee gobollada Tog-dheer iyo Gabiley. gobolka Tog-dheer ayaa loo magacaabay 17 xubnood oo kamid noqon doona guddida fulinta ee xisbiga. gobolka Gabiley ayaa isna loo magacaabay 17 xubnood oo kamid noqon doona guddida fulinta ee xisbiga.
waana kuwan labada warsaxaafadeed ee Kulmiye soo saaray, oo uu u soo horeeyo gobolka Tog-dheer:
Ref. No: _______________________________________ June 29th, 2016
Ku: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer = Hargiesa =
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa =
Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Togdheer.
Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:
- Xasan Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Kulmiye
- Siciid Xaashi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Jaamac Ibraahim Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Cabdillaahi Ibraahim Xujaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Baashe Cismaan Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Abokor Carab Ileeye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Nasra Maxamed Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Ciise Aadan Abokor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Xasan Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Jaamac Cabdi Xassan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Goboka Togdheer.
- Yuusuf Maxamed Cariish – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Cawil Daahir Cabdille – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Cabdixakiim Axmed koor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
- Sahal Muuse Faarah – Xubin
- Axmed Maxamuud Saleebaan – Xubin
- Cabdiqani Mahdi Jaamac – Xubin
- Abokor Bile Isxaaq – Xubin
MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIDA FULINTA XISBIGA KULMIYE EE GOBOLKA GABILEY
Ku: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley = Hargiesa =
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye = Hargiesa =
Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley.
Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Gabiley.
Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:
- Axmed Maxamuud Shirwac – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Buraale Mawliid Aw Abdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Mursal Maxamed Odawaa – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Muumin Daahir Kaahin – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Saado Yuusuf Xuseen – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Cabdi Cali Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Cismaan Muxumed Xuseen (Gees) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda Iyo Nabadgelyada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Iid Cabdiraxmaan Sh. Cabdillaahi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa xidhiidhka Laamaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Nimco Maxamuud Daa’uud – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
- Maxamed Xasan Maxamuud ( Ina Xasan Canjeex) – Xubin
- Sh. Mahdi Muxumed Guuleed – Xubin
- Mustafe Xaaji Maxamuud Cabsiiye – Xubin
- Sahra Cabdillahi Sheedaal – Xubin
- Cabdirisaaq Sh. Aadan Cali – Xubin
- Cabdisalaan Cumar Warsame – Xubin
- Buux Maxamed Xaaji Aadan – Xubin
- Aw Yuusuf Axmed Xasan – Xubin
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE