Dadka Doontan dhacday saarnaa oo isugu jiray dad kasoo jeeda Afrika iyo Bariga Dhexe, oo la sheegay in dadkii ku geeriyooday Doontaasi ay ku jireen Soomaali ah, ayaa haddana waxa jira dad iyagu Soomaali ah,
Hargeysa(Hubaal)-Doonidii siday dadkii tahriibayaasha ahaa ee toddobaadkan ku degtay Jasiirada Samos ee dalka Giriiga, ee ay ku dhinteen 22-qof, ayaa waxa si rasmiya looga badbaadiyo qaar ka mid ah dadkii tahriibayaasha ahaa.
Dadka Doontan dhacday saarnaa oo isugu jiray dad kasoo jeeda Afrika iyo Bariga Dhexe, oo la sheegay in dadkii ku geeriyooday Doontaasi ay ku jireen Soomaali ah, ayaa haddana waxa jira dad iyagu Soomaali ah, kuwaas oo iyagu ka badbaaday Doonidan qarqoontay.
Tahriibayaashan Soomaalida ah ee ka badbaaday Doontan, oo aan si rasmiya loo shaacin halka ay ka soo kala jeedaan, ayaa waxay ka kooban yihiin 24-qof, waxa ku jira hal qof oo dumar ah, halka inta kale ay yihiin Rag, waana kuwan macagyadoodii
1-Cabdiraxman Cabdulle
2- Xasan Maxamed
3- Faysal Ismaciil
4- Mukhtaar Maxamed
5- Sadiiq Xasan
6-Maxamed Cabdi
7-Ismaaciil Cadow
8-Cabdiqaadir Cumar
9-Shuuriye Sharmaake
10-Yaasiin Ibraahim
11-Mustafe Shaafici Maxamed
12-Saadaq Caraale
13-Cabdifataax Khaliif
14-Saabir Yusuf
15-Ibraahim Cabdikhayr
16-Maxamed Muuse
17-Axmed Saalim
18-Cabdixafiid Xasan
19-Cismaan Maxamed
20-Nuurta Cali
21-Maxamed Xasan Ismaaciil
22-Cabdullahi Maxamed Maxamuud
24-Cabdilaahi Sandheere