HALKAN KA AKHRI: Mujaahid Cali-Gurey Oo Cismaan Buur-madow Ugu Wan-qalay Magac Uu Ka Soo Dheegay  Naanaystiisa Boqornimo

0
46

Hargeysa (Hubaal)- Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa si adag u weeraray duubka madax dhaqameednimo ee boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madow) oo indhawayd ku dhex milmay saaxada siyaasadeed ee wakhtigan.

Cismaan buur madow oo maalmihii u dambeeyay qaadaa dhiogaysay saxaafadu hadaladiis isagoo mucaaridku ay dhibsadeen waraysiyo difac u muuqda oo uu ugu xaglinayay garabka xisbul xaakimka isla markaana uu ku weerarayo qaar kamid ah beelaha birmageydada ah ee darafyada gaar ahaan gobolka Awdal ayaa Mujaahid Cali Guray ugu jawaabay qoraal kooban oo nuxurkiisu naqdinayo magaca iyo mansabka cumaamadeed ee boqor Buur madow.

Guji Qoraalkan Si Aad Uga Bogato Faahfaahinta Warkan Oo dhan

Cali Maxamed Yuusuf Cali Gurey

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here