Guriga FAALLOOYIN HALKAN KA AKHRI: Qeybtii 2aad Ee Qormada Cinwaankeedu Yahay (Xafladdii Qalin-jebinta Hormadii...
Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 27aad
Kol haddaan la Koreyn
(Xafladdii Qalin-jebinta Hormadii 11aad ee Jaamicadda Hargeysa)
addaad tahay guur-u-meer,
Garaabo adoon qub-qubin,
Adoon ummadda isku gubin,
Dadweynaha soo gab yidhi,
Waxaad ka gadayso mari,
Abaalkana waa gudnaa,
Waxaad noo gashee horiyo,
Gadaal waxaad maaggan tahay,
Bal noo sheeg waa golee,
Waxay dadku kaa guntaan,
Maansadii Gurmad ee Macallin Gaarriye, 20/10/2005tii,