Halkan ka Akhri: Sababta Ay  Reer Somaliland Ugu Adkaysteen Dagaallo Ee Uga Qayliyeen Maalin Rabshado Dheceen?

0
47

 

Faallo: Maxamed Cumar Sheekh

Waxa weli daafaha dalka, Bari iyo Galbeedba laga qaylinayaa rabshadihii dhinaca siyaasadda ee sabtidii toddobaadkan ka dhacay xarunta Golaha wakiillada, kaasoo ka dhashay mooshin la doonayey in xilka guddoomiyenimadda lagaga qaado Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro,). Hase yeeshee mooshinkaasi ayaa socon waayay ka dib markii Golha guurtidu ku soo dhexdhaceen xildhibaanadii golahaasi ee diyaarka u ahaa inay meesha ka saaraan guddoomiyaha.

si Aad Uga Bogato Qormadan Fadlan Guji Sawirka Hoose oo Akhriso  Iyada oo dhamaystiran

soomaaliya oo laga taageeray Somaliland

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here