HALKAN KA AKHRI: Warbixin Si Faahfaahsan Daaha Uga Feydaysa Heshiisyada Qarsoodiga Ah Ee Qandaraasyada Shidaalka Iyo Qaabka Loo Maamulo Oo Ku Socda Wadadii Fashilka

0
45

Heshiisyada Qarsoon Ee Muranka Dhaliyay Iyo Qaabka Loo Maamulo Qandaraasyada Shidaalka Oo Weli Ku Socda Waddadii Fashilka

Hargeysa (Hubaal)-Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland todobaadkii hore, ayaa lagu tilmaamay Digreeto lagu dhaqangelinayo Ciidanka Iaalinta shirkaddaha Sahaminta Shidaalka Somaliland oo heshiisyada xukuumaddu la gashay yihiin kuwo qarsoon oo muran dhinaca sharciga ah weli ka taaganyahay. Kadib markii xukuumaddu si cad u diiday in aan la horgaynayn golaha wakiilada Somaliland.

Guji Qoraalkan Oo Ka Bogo Warbixinta Heshiisyada Qarsoon Ee Muranka Dhaliyay Oo Faahfaahsan

goverment-corruption

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here