HALKAN KA AKHRI: WARGELIN Uu Soo Saaray Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (Hubaal) Wargelin uu soo saaray guddoomiyaha Kulmiye Mud. Muuse Biixi Cabdi oo ku socota xubnaha golaha dhexe ee xibiga ayaa u dhignayd sidan:
Ku: Xubnaha Golaha Dhexe
Ujeeddo; wargalin
REF: XK/XGX/0042023/2014 Date: 27/07/2014
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mud, Muuse Biixi Cabdi waxa uu ku wargalinayaa dhamaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye in dib loo dhigay shirkii golaha dhexe, xiliga la qabanayo iyo goobta lagu qabanayana gadaal laga soo sheegi doono.
ALLAH MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Md. Muuse Biixi Cabdi