Hargeysa, (Hubaal)-Koox marba marka ka dambaysa tiradoodu soo kordhayso oo ka tirsan xisbiga Kulmiye, isla markaana ay aasaas u yihiin xubno xukuumadda xilal ka soo qabtay, balse haatan banaanka ka jooga oo beryahanba shirar xidhiidh ahi u socdeen, ayaa la sheegay inay xalay fiidkii yeesheen kulankii sadexaad. Si aad U Daawato Qoddobada uu ka kooban yahay Go’aankani iyo Masuuliyiinta Is Bedeldoonka ah, guji sawirka hoose ee ay ku lammaan yihiin dhammaantood